Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 11aad

Fasalka kowaad • Cutubka kow iyo tobnaad


Naqtiin guud



Akhri sheekadan.

Cabdulle waxa uu u socdaa dugsiga.
Waxa uu la kulmay Xasan.
Xasan waa uu ooyayaa.
Jilibkiisa ayaa dhiigaya.
Cabdulle ayaa gacan ku siiyey Xasan in uu dugsiga aado.

Qor jawaabaha.

1. Sheeg magacyada wiilasha.
2. Muxuu Xasan u ooyey?
3. Muxuu Cabdulle sameeyaa?
4. Qor saddex xubnood ee jirkaaga ka mid ah.

Guuri.



1. Waxaa yaal afar koob miiska dushiisa.
2. Waxa ay yaallaan miiska korkiisa.
3. Kubbadda waxa ay taal miiska hoostiisa.
4. Waxaa jira ulo badan.

***

Erayo cuscusub



Substantiv
mas -ka orm -en


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.