Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 2aad

Fasalka kowaad • Cutubka labaad


Qoyska Faadumo




hooyo – aabbe
Faadumo – Caasho – Xasan



Akhri:



– Magacaa?
– Magacaygu waa Faadumo.




– Magacaa?
– Magacaygu waa Caasho.
Anigu waxa aan ahay Faadumo walaasheed.




– Magacaa?
– Magacaygu waa Xasan.
Anigu waxa aan ahay Faadumo walaalkeed.




– Magacaa?
– Magacaygu waa Maxamed.
Anigu waxa aan ahay Faadumo aabbaheed.




– Magacaa?
– Magacaygu waa Aamina.
Anigu waxa aan ahay Faadumo hooyadeed.




Fiiri sawirradan.
Waa qoyska Faadumo.




Kuwani waa awoowahay iyo ayeeyaday.
Waa aabbaha iyo hooyada aabbahay.
Magacoodu waa ...





Kuwani waa awoowahay iyo ayeeyaday.
Waa aabbaha iyo hooyada hooyaday.
Magacoodu waa ...




Kuwani waa hooyaday iyo aabbahay.
Magacoodu waa Aamina iyo Maxamed.




Kuwani waa walaalkay iyo walaashay.
Magacoodu waa Caasho iyo Xasan.




Kani waa kuma?
Kani waa Faadumo walaalkeed.
Magaciisu waa Xasan.




Tani waa tuma?
Tani waa Faadumo ayeeyadeed.
Magaceedu waa ...





Kani waa kuma?
Kani waa Faadumo aabbaheed.
Magaciisu waa Maxamed.




Tani waa tuma?
Tani waa Faadumo walaasheed.
Magaceedu waa Caasho.




Kani waa kuma?
Kani waa Faadumo awoowaheed.
Magaciisu waa ...




Tani waa tuma?
Tani waa Faadumo hooyadeed.
Magaceedu waa Aamina.




* * * * *

Ka jawaab:

– Magacaa?
– Magacaygu waa ...

– Hooyadaa magaceed?
– Hooyaday magaceedu waa ...

– Aabbahaa magaciis?
– Aabbahay magaciisu waa ...

– Awoowahaa magaciis?
– Awoowahay magaciisu waa ...

– Ayooyadaa magaceed?
– Ayooyaday magaceedu waa ...

– Walaashaa magaceed?
– Walaashay magaceedu waa ...

– Walaalkaa magaciis?
– Walaalkay magaciisu waa ...

* * *


Substantiv
qoys-ka familj-en
magac-a namn-et
hooyo, hooyada mor, modern
aabbe, aabbaha far, fadern
awoowe, awoowaha morfar, farfar, -fadern
ayeeyo, ayeeyada mormor, farmor, -modern
walaal-ka bror, brodern
walaal, walaasha syster, systern
sawir-ka bild-en
sawir-ro bild-er
sawir-ra-da bild-er-na

Bestämda artiklar
-k-/-g-/-h-/-- bestämd artikel i maskulinum singular
-t-/-d-/-sh- bestämd artikel i femininum singular
-a basformens ändelse
-u subjektformens ändelse

Namn
Xasan mansnamn
Maxamed mansnamn
Aamina kvinnonamn

Adjektiv
labaad andra

Verb
ahay (jag) är
fiiri titta (på) (imperativ)
ka jawaab (be)svara (imperativ)

Personliga pronomen
ani-g-u jag + bestämd artikel + subjektändelse (betonat subjektspronomen)
aan jag, vi (obetonat obligatoriskt subjektspronomen)

Possessiva ändelser
-ay min, mitt, mina
-aa din, ditt, dina
-eed hennes
-ii(s) hans
-ood deras

Demonatrativa pronomen
-n den här, det här, de här (ändelse som fogas till den bestämda basformen)
kani den här, denna, detta (självständigt pronomen i maskulinum singular)
tani den här, denna, detta (självständigt pronomen i femininum singular)
kuwani de här, dessa (självständigt pronomen i plural)

Frågande pronomen
kuma vem (maskulinum)
tuma vem (femininum)

Satstypsmarkörer
waxa markerar ett påstående där fokuset/betoningen ligger på objektet, predikatsfyllnaden eller något adverbial som finns efter predikatsverbet i satsen
waa används förutom i jakande påståenden även i frågor med frågeord

Cutubka 3aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.