Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 3aad

Fasalka kowaad • Cutubka saddexaad


Guriga Faadumo




Kani waa guriga Faadumo.
Ma arki kartaa Faadumo?
Ma arki kartaa guriga?
Ma arki kartaa Faadumo hooyadeed?
Ma arki kartaa Faadumo aabbaheed?
Ma arki kartaa Faadumo awoowaheed?

***

Sawir gurigaaga.
Sawir qoyskaaga.

***

Guriga gudihiisa




Maxaa aad ku arki kartaa sawirka?
= Maxaad ku arki kartaa sawirka?

Maxaa loo isticmaalaa?

***

Maxaad ku haysataan gurigiinna?

***



– Kani ma gambar baa?
– Maya. Kani ma aha gambar
Kani waa miis.

***



– Kani ma saxan baa?
– Maya. Kani ma aha saxan.
Tani waa sariir.

***



– Kani ma xaaqin baa?
– Haa. Kani waa xaaqin.

***



– Kani ma miis baa?
– Maya. Kani ma aha miis.
Kani waa baaldi.

***



– Tani ma sariir baa?
– Maya. Kani ma aha sariir.
Kani waa saxan.

***



– Kani ma baaldi baa?
– Maya. Kani ma aha baaldi.
Kani waa gambar.

* * *



Substantiv
baaldi -ga hink -en
gambar -ka pall -en
miis -ka bord -et
sariir -ta säng -en
saxan -ka tallrik -en
xaaqin -ka kvast -en

Cutubka 4aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.