Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 4aad

Fasalka kowaad • Cutubka afraad


Doolli iyo bisad




Doolligu waxa uu ku nool yahay meel u dhow guriga Faadumo.
Adigu ma arki kartaa?



Waxa uu galayaa baaldiga dhexdiisa.



Waxa uu galayaa miiska hoostiisa.



Doolligu waxa uu fuulayaa miiska korkiisa.



Bisaddu waxa ay gaadaysaa doolliga.



Bisaddu waxa ay ku boodaysaa miiska.



Doolligu waxa uu ka boodayaa miiska.



Fiiri.
Waa maxay kani?



"Aaway xaaqinkaygii? Bax."
Waxaa tiri hooyo.

***



Doolligu waxa uu ku dhex jiraa baaldiga.



Baaldigu waxa uu ku hoos yaal miiska.



Gabadhu waxa ay u dhow dahay gambarka.



Wiilku waxa uu ku kor fadhiyaa sariirta.

***



– Doolligu ma ku hoos jiraa miiska?
– Maya.
Doolligu waxa uu ku kor jiraa miiska.

***



– Doolligu ma ku dhex jiraa baaldiga?
– Haa.
Doolligu waxa uu ku dhex jiraa baaldiga.

***



– Bisaddu ma ku kor jirtaa miiska?
– Maya.
Bisaddu waxa ay ku hoos jirtaa sariirta.

***



– Bisaddu ma u dhow dahay doolliga?
– Haa.
Bisaddu waxa ay u dhow dahay doolliga.

***



– Dawacadu ma ku dhex jirtaa guriga?
– Maya.
Dawacadu waxa ay u dhow dahay guriga.

***



– Baaldigu ma ku kor yaal miiska?
– Maya.
Baaldigu waxa uu ku hoos yaal miiska.

***

Sawir doolli ku kor miis.
Sawir bisad ku hoos gambar.
Sawir doolli ku dhex baaldi.
Sawir bisad u dhow doolli.

***



Substantiv
doolli -ga råtta -n, mus -en
bisad -da katt -en

Cutubka 5aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.