Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 5aad

Fasalka kowaad • Cutubka shanaad


Maxaa uu sameynayaa Xasan?




– Maxaa uu sameynayaa Xasan?
– Xasan wax baa uu akhrinayaa.
=
– Muxuu sameynayaa Xasan?
– Xasan wax buu akhrinayaa.

***



– Maxaa uu sameynayaa Xasan?
– Xasan waxa uu nadiifinayaa dariishadaha.
=
– Muxuu sameynayaa Xasan?
– Xasan wuxuu nadiifinayaa dariishadaha.

***



– Maxaa uu sameynayaa aabbe?
– Aabbe waxa uu tirinayaa lacag.
=
– Muxuu sameynayaa aabbe?
– Aabbe wuxuu tirinayaa lacag.

***



– Maxaa uu sameynayaa aabbe?
– Aabbe wax baa uu cunayaa.
=
– Muxuu sameynayaa aabbe?
– Aabbe wax buu cunayaa.

***



Isagu waxa uu tirinayaa lacag.
Isagu wuxuu tirinayaa lacag.

***



Isagu waxa uu akhrinayaa buug.
Isagu wuxuu akhrinayaa buug.

***



Isagu wax baa uu cunayaa.
Isagu wax buu cunayaa.

***



Isagu waxa uu nadiifinayaa dariishadaha.
Isagu wuxuu nadiifinayaa dariishadaha.

***



– Maxaa ay sameynaysaa Faadumo?
– Faadumo wax baa ay akhrinaysaa.
=
– Maxay sameynaysaa Faadumo?
– Faadumo wax bay akhrinaysaa.

***



– Maxaa ay sameynaysaa Caasho?
– Caasho waxa ay nadiifinaysaa dariishadda.
=
– Maxay sameynaysaa Caasho?
– Caasho waxay nadiifinaysaa dariishadda.

***



– Maxaa ay sameynaysaa hooyo?
– Hooyo waxa ay tirinaysaa lacag.
=
– Maxay sameynaysaa hooyo?
– Hooyo waxay tirinaysaa lacag.

***



– Maxaa ay sameynaysaa hooyo?
– Hooyo wax baa ay cunaysaa.
=
– Maxay sameynaysaa hooyo?
– Hooyo wax bay cunaysaa.

***



Iyadu waxa ay tirinaysaa lacag.
Iyadu waxay tirinaysaa lacag.

***



Iyadu wax baa ay akhrinaysaa.
Iyadu wax bay akhrinaysaa.

***



Iyadu wax baa ay cunaysaa.
Iyadu wax bay cunaysaa.

***



Iyadu waxa ay nadiifinaysaa dariishadda.
Iyadu waxay nadiifinaysaa dariishadda.

***



Substantiv
buug -ga bok -en
dariishad -da fönster -et
lacag -ta [singular] pengar -na

Verb i progressivt presens

akhrinayaa (m), akhrinaysaa (f) läser
cunayaa (m), cunaysaa (f) äter
nadiifinayaa (m), nadiifinaysaa (f) gör ren, putsar
sameynayaa (m), sameynaysaa (f) gör
tirinayaa (m), tirinaysaa (f) räknar
Den progressiva formen markerar en handling som pågår just i det aktuella ögonblicket. Formen bildas med suffixet -(n)ay-.
I tredje person singular har somaliskan olika ändelser för maskulinum (han) och femininum (hon).
I progressivt presens är dessa ändelser -aa (han) respektive -saa (hon).

Pronomen
isa-g-u han [betonat personligt pronomen + best. art. + subjektsändelse]
iya-d-u hon [betonat personligt pronomen + best. art. + subjektsändelse]
uu han [obligatoriskt obetonat subjektspronomen]
ay hon [obligatoriskt obetonat subjektspronomen]
wax något, en sak

Satstyps- och fokusmarkörer
baa [lägger fokuset/betoningen i satsen på det ord eller den fras som föregår markören.]
waxa [lägger fokuset på ett ord eller en fras som följer någonstans i meningen efter markören.]
Det obligatoriska personliga pronomenet (aan, aad, uu, ay) skall placeras direkt efter markören (waa, waxa, baa) eller smälta samman med markören till ett ord.

Cutubka 6aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.