Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • Cutubka 6aad

Fasalka kowaad • Cutubka lixaad


Dugsiga




Kani waa dugsiga Faadumo.
Ma arki kartaa?

***



Sawir dugsigaaga oo ku qor magacyo qaybihiisa.

Kani waa dugsigayga...

***

Fiiri sawirka dugsiga Faadumo.

Immisa albaab ayaa halkaas ah?
Immisa dariishadood ayaa halkaas ah?
Immisa wiil ayaa halkaas ah?
Immisa gabdhoood ayaa halkaas ah?

***


Qor haa ama maya.



Wiilku ma gadaal taagan yahay calanka?
Wiilku ma dhinac taagan yahay calanka?
Wiilku ma horay taagan yahay calanka?



Macallimaddu ma horay joogtaa dugsiga?



Bisaddu ma u dhow dahay dugsiga?



Gabadhu ma dhinac taagan tahay geedka?
Gabadhu ma gadaal taagan tahay geedka?
Gabadhu ma horay taagan tahay geedka?

***



Akhri oo sawir:

Sawir gabadh geed dhinac taagan.
Sawir will calan gadaal ka taagan.

Akhri oo samee:

Bannaanka u bax.
Dugsiga hortiisa istaag.
Dhinac istaag calanka.
Wiilal, istaaga geedka agtiisa.
Gabdho, istaaga albaabka agtiisa.

***


Substantiv


Cutubka 7aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.