Fasalka 1aad • Cutubka 9aad
Fasalka kowaad • Cutubka sagaalaad
Xayawaanno
Fiiri xayawaannadan.
Immisa ayaad ka taqaan?
1. Maroodigu waa xayawaan weyn.
2. Digaaggu waa xayawaan yar.
3. Masku waa xayawaan dheer.
Maalmaha toddobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimce
Sabtiga maxaad sameysaa?
Jimcaha maxaad sameysaa?
Annagu Jimcaha ma shaqayno.
Waa maalin cibaado iyo nasasho.
1. Maanta waa Sabti.
2. Berrito waa Axad.
3. Shalay waxa ay ahayd Jimce.
Xarfaha waaweyn
Fiiri erayadan: Isniin, Caasho, Baydhabo
Iyagu waxa ay ka bilowdaan xarfo waaweyn.
Qor magacaaga.
Xaraf weyn ma ka bilowdaa?
Fiiri oo akhri xarfaha yaryar iyo kuwa waaweyn.
Qor xarafka weyn.
***
Kani waa maroodi.
Isagu waa weyn yahay.
Kani waa doolli.
Isagu waa yar yahay.
Kani waa mas.
Isagu waa dheer yahay.
Kani waa jeer.
Isagu waa buuran yahay.
***
Erayo cuscusub
Substantiv
mas -ka orm -en