Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • 31

Casharka Kow iyo Soddonaad

Mukulaasha yari – Hees


Mukulaasha yari Meehay joogtaa ?
Mukulaasha yari minankay ka timid ?
Mukulaasha yari meeqay jirtaa ?
Mukulaasha yari maxay doonaysaa ?
Mukulaasha yari mee aabbeheed ?
Mukulaasha yari ma na tuugaysaa ?
Mukulaasha yari Muqdishay ka timid.

madbakhay rogtaa,
magaalada dhammaan,

waa mushaaxaysaa,
Marti bay u tahay,

way milliqsataa,
Mallay bay rabtaa,

Maska waa dishaa,
Waa midab guduud,

Waa magacyo badan,
Mar bashaa la yeri,

Waa bisad maroo,
Marna waa dinnad,

Maw, Maw, Maw bay
tiraa.

Casharka 45


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.