Casharka lix iyo afartanaad
Cali wuu jecelyahay aabbihii. Cali wuu jecelyahay hooyadii. Hooyadii subax walba way toosisaa. Aabbihii hadiyad buu u keenaa. Aabbihii habeen walba wuu u sheekeeyaa. Cali aabbihii iyo hooyadii wuu jecelyahay.