Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • 54

Casharka afar iyo kontonaad


SHALAY


Shalay dugsigaannu tagnay.
Cali ayaa i raacay.
Faadumana wayna diiday.
Aniga iyo Cali on keliya ayaa tagnay.
Cali waa saaxiibkay.
Faadumo waa walaashay.
Cali waa will dadaal badan.
Dugsiga kama daaho.
Macallinkana aad buu u dhegeystaa.
Macallinku aniga iyo Caliba wuu na jecelyahay.
Waayo dugsiga ayaannu jecelnahay.

Till lektion 55


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.