Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • 55

Casharka shan iyo kontonaad


MAXAA JECESHIHIIN?


Dugsiga waannu jecelnahay.
Baraha waannu jecelnahay.
Calanka waannu jecelnahay.
Aabbe iyo hooyo waannu jecelnahay.
Dhulka waannu jecelnahay.
Cayaarta waannu jecelnahay.
Faadumo dugsiga ma aaddo.
Macallinka ma dhegeysato.
Cayaarta ma dayso.
Macallinku ma jecla.

Till lektion 57


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.