Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • 57

Casharka toddoba iyo kontonaad


XASAN IYO SAHRA


Xasan: Sahra, aabbe ma toosay ?
Sahra: Haa, wuu toosay
Xasan: Maanta dugsigii miyaad tegeysaa ?
Sahra: Maya, waa Jimce maanta.
Xasan: Maxaad qabanaysaa ?
Sahra: Hooyaday baan la shaqaynayaa maanta.
Xasan: Ma i raaci aniga ?
Sahra: Maya, hooyaan kaalinayaa.

Till lektion 60


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.