Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 1aad • 60

Casharka lixdanaad


MAXAAD LEEDAHAY


Waxa aan leeyahay laba indhood.
Wax baan ku arkaa.
Waxa aan leeyahay laba dhegood.
Wax baan ku maqlaa.
Waxa aan leeyahay san.
Wax baan ku uriyaa.
Waxa aan leeyahay gacmo.
Wax baan ku taabtaa.
Waxa aan leeyahay carrab.
Wax baan ku dhadhamiyaa.

Till lektion 61


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.