Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 1aad

Buugga labaad • Cutubka kowaad



Ma doonaysaa babbaay?
Haddii aad rabtid babbaay
Si aad u hesho babbaay
Adigu beero babbaay.



Ma doonaysaa gallay?
Haddii aad rabtid gallay
Si aad u hesho gallay
Adigu beero gallay.



Ma doonaysaa hadhuudh?
Haddii aad rabtid hadhuudh
Si add u hesho hadhuudh
Adigu beero hadhuudh

***



b. Xoolahee baa ina siiya caano?
t. Xoolahee baa ina siiya hilib?
j. Xoolahee baa ina siiya saamo?
x. Xayawaankee baa inoo ilaaliya guryaheenna?
kh. Xayawaankee baa mararka qaarkood khatar ah?
d. Xayawaankee baad jeceshahay?

***


Substantiv
babbaay -ga papaya
gallay -da majs
hadhuudh -ka hirs, durra, sockerdurra

Cutubka 2aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.