Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 11aad

Buugga labaad • Cutubka kow iyo tobnaad




Aamina wasakh bay leedahay.
Qubeys bay rabtaa.
Waxay rabtaa in ay galka ku qubeysato.
Laakiin, biyuhu waa wasakh.



Aamina way sibiibixatay.
Way naxsan tahay.
Hadda, way qoyan tahay
wayna wasakhaysan tahay.
Aamina way ooyeysaa.



Aamina way kacday.
Waxay rabtaa in ay nadiifiso.
Laakiin, ma kari karto.
Aamina way sii ooyday.
Waxay rabtaa in ay tagto gurigoodii.



Safiya waxay u qubeysay Aamina.
Haddana, waxay maydhaysaa dharkii Aamina.
Aamina dhakhsay nadiif u noqon doontaa.
Aamina way faraxsan tahay.


***


Substantiv
x x

Cutubka 12aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.