Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 12aad

Buugga labaad • Cutubka laba iyo tobnaad




Safiya waxa ay ururinaysaa xaabo.
Waxay heshay xaabo badan.
Way faraxsan tahay.
Hadda, dab ayay shidi kartaa.



Safiya waxay u socotaa guriga.
Waxay siddaa xaabo.
Waxay aragtaa dawaco iyo riyo.
Dawacadu waxay eryanaysaa riyaha.



Safiya waxay shidaysaa dab.
Hooyadeed galley ayay haadinaysaa.
Safiya waxaay u sheekaynaysaa hooyadeed.
Waxay u sheegaysaa dawacadii iyo riyihii.


***


Substantiv
x x

Cutubka 13aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.