Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 13aad

Buugga labaad • Cutubka saddex iyo tobnaad




Cali wuxuu booqanayaa saaxiibkii.
Saaxiibkii waxa uu leeyahay baaskiil.
Waa baaskiil qurux badan.
Cali waxa uu rabaa in uu fuulo baaskiilka.



Cali wuxuu fuushan yahay baaskiilka.
Saaxiibkii baa ku riixaya.
Cali uma wadi yaqaano si fiican.
Wuu ka baqayaa.



Cali wuu dhacay.
Lug buu ka dhaawacmay.
Baaskiilku wuxuu yaallaa dhulka.
Saaxiibkii wuu naxsan yahay.



Cali waxa la geeyay isbitaal.
Dhakhtarku wuxuu eegayaa lugta Cali.
Dhakhtarku wuxuu daweynayaa Cali.
Cali wuu bogsan doonaa.


***


Substantiv
x x

Cutubka 14aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.