Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 14aad

Buugga labaad • Cutubka afar iyo tobnaad




Cumar wuxuu rabaa in uu dhiso mundul.
Wuxuu sidaa caws.
Hooyadiina waxay siddaa caws.
Waxay caawinaysaa Cumar.



Cumar wuxuu fuushan yahay mundulka.
Cawska ayuu saarayaa saqafka.
Wuu ku dhakhsanayaa.
Roobka ayuu ka baqayaa.



Cumar wuxuu dhammeeyay mundulkii.
Hadda roobkii baa da'aya.
Ma rabo in ay biyuhu u soo galaan.
Biyaha ayuu ka moosayaa mundulka.



***


Substantiv
x x

Cutubka 15aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.