Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 15aad

Buugga labaad • Cutubka shan iyo tobnaad




Waa subax.
Hooyadu guriga ayay hagaajinaysaa.
Way xaaqaysaa.
Dharka ayay ka ururinaysaa.
Sariirta ayay goglaysaa.



Hooyadu cunto ayay karinaysaa.
Cuntadu waxay saaran tahay dabka.
Digsiga ayay walaaqaysaa.
Cuntadu waa diyaar.
Qoyskuna wuu sugayaa.



Qoysku wuu qadaynayaa.
Hooyadu waxay u dhigaysaa qadada.
Aabbuhu wuxuu la cuntaynayaa carruurta.
Waxay cunayaan soor.
Soortu way fiican tahay.
Qof kasta cuntuu u baahan yahay.



Hooyadu darin ayay sameynaysaa.
Waxay la fadhidaa islaan.
Waa deriskeeda.
Islaantu waxay u sheegaysaa sheeko.
Hooyadu way xiisaynaysaa.

Safiya iyo Axmed waxay caawinayaan hooyadood.
Axmed wuu xaaqayaa,
Safiyana waxay goglaysaa sariirta.
Safiya waxay karinaysaa cuntada.
Axmed wuxuu walaaqayaa digsiga.
Qof kasta cuntuu u baahan yahay.
Hadda, cuntadii waa diyaar.
Cuntadu way fiican tahay.


***


Substantiv
x x

Cutubka 16aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.