Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 16aad

Buugga labaad • Cutubka lix iyo tobnaad




Aabbuhu wuxuu goynayaa galley.
Wuxuu ka goynayaa beerta.
Majo ayuu ku goynayaa.
Jawaanno ayuu ku gurayaa.
Wuu ku daalay.



Aabbuhu wuxuu rarayaa galley.
Wuxuu ku rarayaa gaari dameer.
Wuxuu caawinayaa dameerlaha.
Waxay ku geynayaan suuqa.
Wuu ku soo gadayaa.



Suuqa dad badan ayaa jooga.
Aabbuhu wuxuu u socdaa suuqa.
Wuxuu rabaa in uu galleyda ku gado suuqa.
Qiimo fiican ayuu galleyda ku rabaa.


***


Substantiv
x x

Cutubka 17aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.