Sahra iyo Axmed.
Tani waa Sahra.
Sahra, Aamina iyo Safiya.
Tani waa Sahra.
Tani waa Aamina.
Tani waa Safiya.
Tani ma Sahraa?
Maya.
Tani ma Aaminaa?
Maya.
Tani ma Safiyaa?
Haa.
Kani waa Axmed.
Cumar, Axmed iyo Cali.
Kani waa Cumar.
Kani waa Axmed.
Kani waa Cali.
Kani ma Axmed baa?
Maya.
Kani ma Cumar baa?
Maya.
Kani ma Cali baa?
Haa.
Tani ma Aaminaa?
Maya.
Kani ma Axmed baa?
Maya.
Tani ma Sahraa?
Haa.
Kani ma Cumar baa?
Maya. Kani waa Cali.
Tani ma Sahraa?
Maya. Tani waa Safiya.
***