– Subax wanaagsan, Sahra.
– Subax wanaagsan, Faadumo.
– Subax wanaagsan, arday.
– Subax wanaagsan, bare.
Kani waa dugsiga Sahra.
Ma weyna.
Sahra fasalka ayay galaysaa.
– Aaway saaxiibaday?
Kani waa macallinkii Sahra.
– Maxaa aan qoray?
Sahra waa ay akhriyaysaa.
– Waa aan jeclahay akhriska.
* * *
Sahra waa ay akhriyaysaa.
Kani waa macallinkii Sahra.
Sahra fasalka ayay galaysaa.
– Maxaa aan qoray?
***
Ardaydu waa ay dheelayaan.
Dhakhso.
Sahra aad bay u ordaysaa.
Ardaydu waxa ay u wada shaqaynayaan laba-laba.
– Ma fahantay?
– Haa.
***