Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 4aad

Buugga labaad • Cutubka afraad




Bood, bood, bood.
Xarigga ha taaban.



Fiiri, fiiri, fiiri shimbirtan.
Waa ay nooshahay.



Walaal, fiiri shimbirtayda.
Xaggee baan dhigaa?

***



Ardaydu waa ay heesayaan.
Maxaa ay ku heesayaan?
Heesta Calanka.



Axmed waxa uu salaamayaa macallinka.
– Nabad, macallin.



Axmed wuu kaalmaynayaa.
Waxa uu soo qaadayaa tabaashiir.



Axmed wuu qorayaa.
Waxa uu qorayaa eray.
– Waa aan jeclahay qorista.



Axmed wuu sawirayaa.
– Waxa aan sawirayaa guri.

***


Substantiv
x x

Cutubka 5aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.