Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 5aad

Buugga labaad • Cutubka shanaad




Ardaydu wax bay jilayaan.
Wiilka jiifaa wuu bukaa.



Waa aan gaajoonayaa.
Rooti baan rabaa.



Axmed wuu tartamayaa.
Orod, orod, orod.



Fiiriya caleemaha.
Ma isku egyihiin?



Axmed guriga ayuu u socdaa.
Waxa uu la socdaa saaxiibkii.



Axmed waxa uu goosanayaa liin.
Waa aan jeclahay liinta.



Axmed waxa uu sameynayaa doon.
Kaalaya aan ku dheelnee.



Axmed waxa uu haystaa baabuur.
Isaga ayaa sameeyay.


***


Substantiv
x x

Cutubka 6aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.