Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Buugga 2aad • Cutubka 6aad

Buugga labaad • Cutubka lixaad




Ardaydu waa ay tagayaan.
Xagee ayay tagayaan?



Sahra waa ay ciyaaraysaa.
Ardaydu waa ay sacabinayaan.



Sahra waxa ay daawanaysaa dheel.
Maxaa la dheelayaa?
Kubbadda cagta.



Sahra waa ay sheekeynaysaa.
Ardaydu waa ay dhegeysanaysaa.



Waa aad salaaman tihiin dhammaantiin.
Ku soo dhawaada dugsiga.



Axmed oo abaalgud qaadanaya.
Wuu faraxsan yahay.



Hambalyo.
Mahadsanid.
Maxaa lagu siiyay?
Buug iyo qalin.



Carruurtaydu aad bay u fiican tahay.
Sahrana abaalgud bay heshay.


***


Substantiv
x x

Cutubka 7aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.