Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 3aad • Cutubka 2.1

Arday baan ahay

Arday baan ahayoo, arday baan ahayoo
Ubaxii waddankaan ahayoo!
Waxa aan u ordayaa, ordayaa
Dugsida la aadaa
Inaan aqoon kororsadoo
Dhulkayga anfacoo
Dadaalkii la imiyee
Allahayoow igu gargaar
Igu gargaar, allahayoow igu gargaar
Aamiin, Aamiin.

Arday baan ahayoo, arday baan ahayoo
Iftiinkii waddankaan ahayoo
Waxa aan u ordayaa, ordayaa
Imtixaanka u galaa
Inaan adduunka oo idil
Wixii jira ogaadoo
Dadaalkii la imiyee
Allahayoow igu gargaar
Aamiin, Aamiin.

* * *

Erayo cuscusub

aamiin -ta amen
adduun -ka värld
anfacaa hjälper, är till nytta
dadaal -ka ansträngning, kamp
dadaal la yimaadaa gör sitt bästa
u gargaaraa hjälper, ger en hjälpande hand
iftiin -ka ljus
imiyee potentialis jag kommer nog/troligen/säkert
imtixaan -ka examination, prövning
kororsadaa, kororsataa ökar, växer
ogaadaa, ogaataa vet, är medveten, inser
waddan -ka pl. waddamo land

Cutubka 2.2


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.