Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 3aad • Cutubka 6.3


Tilmaamo



Tilmaamayaashan kee baa sifaynaya libaax?
geesi, tabar daran, yar, xoog leh, baqaya, naxariis daran, akhyaarino, caajis, hurdaysan, fahmo leh, horor ah, khatar ah, saaxiibtinimo

* * *

Qor qoraal gaaban ee ku saabsan libaax.
Isticmaal tilmaamayaal si aad qoraalkaaga uga dhigtid mid xiiso leh.

* * *

Ka dhig weerooyinkan wadar.
1. Libaaxii waxa uu seexday geedka hoostiisa.
2. Dabadeed waxa uu u baxay ugaarsi.
3. Waxa uu arkay baciid yar.
4. Waxa uu eryay baciidkii waana uu qabsaday.
5. Wiilkii waxa uu aaday dukaankii.
6. Waxa uu gatay gabal rooti ah, ukun iyo hilib.
7. Dukaanlihii waxa uu siiyey lacagtiisii.
8. Waxa uu aaday gurigiisii, waxana uu cunay quraacdiisii.

* * *

Erayo cuscusub

akhyaar -ka vördnadsvärd person
baqaa är rädd, blir rädd
caajis -ka lättja, slöhet
daran som saknar, -lös
eryaa jaga
fahmo leh förståndig, intelligent, som har förstånd
gabal -ka stycke, bit, del
geesi ah modig
geesi -ga modig person
horor ah vild, våldsam, farlig
horor -ka person/djur som anfaller/överfaller
hurdaysan sovande
naxariis -ta snällhet, vänlighet
seexdaa, seexataa sover
sifeeyaa förklarar, beskriver
tabar -ta styrka
ugaarsi -ga jakt
xiiso leh intressant

Cutubka 6.4


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.