Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 3aad • Cutubka 7.5

Shil baabuur

Fiiri sawirkan.


U shaqeeya kooxo saddex-saddex ah.
Ka dooda su'aalahan.
1. Maxaa ku dhacay baska?
2. Maxaa aad u malaynaysaa in uu basku ku socday, orod dheer ama si tartiib ah?
3. Maxaa uu baabuurku u istaagay?
4. Maxaa ay dadku isugu yimaadeen?
5. Maxaa aad u malaynaysaa in ay dhici doonaan marka xigta?
6. Yaa aad u malaynaysaa in ay eedda leedahay?

Samee masrixiyad.
Sameeya koox-koox saddex-saddex ah. Qof waa wadaha baska. Midna waa wadaha fatuuradda. Midka saddexaadna waa ninkii dameerka lahaa. Jila waxa aad u malaynaysaan in ay dhici karaan marka xigta.

Is barbar dhig


Baska, fatuuradda, ratiga, dameerka iyo baqashu waa noocyo kala duwan ee gaadiid ah.

Qor weerooyin laysku barbar dhigayo waxyaabaha aan soo sheegnay oo dhan.

Tusaale:
Basku waxa uu ka weyn yahay fatuuradda.


* * *

Erayo cuscusub

eed-da skuld
fatuurad -da (person)bil
is barbar dhigaa jämför
jilaa spelar teater
masrixiyad -da teaterföreställning, pjäs
nooc -a sort, typ, slag, modell
shil -ka olycka, krock

Cutubka 7.6


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.