Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 3aad • Casharka 4aad

Kan, tan, halkan

kan - kani - kaasi
tan - tani - taasi
halkan - halkani - halkaas

Waa kan Cali.
Waa tan Caashi.
Kani waa kuma? Kani waa Cali.
Tani waa tuma? Tani waa Caasha.
Kaasi waa maxay? Kaasi waa kitaab.
Halkan yaa fadhiya? Halkaas yaa hurdda?
Halkaas inan baa hurdda.

Meelahan bannaan ku buuxi xarfahan hoos ku yaal:
kan, tan, kani, tani, kass, taasi, halkan, ...
1. ..... aan joogno waxa la yiraahdaa Berbera.
2. Waa ..... hooyaday.
3. ..... ila socdaa waa walaalkay.
4. Ma aha tani geenyadii aynu shalay fuulnay ..... caddaan bay ahayd.
5. ... waa kuma?
6. Waa ..... saaxiibkay.
7. Waxaan doonayaa in aan imaaddo ..... aad fadhido.

Weedhahan hoos ku qoran mid walba qaladdo ayaa ku jira, soo saar dabadeedna hagaaji.
1. Caashi shalay bay magaaladii ka iman doontaa.
2. Geelayagu waxa uu ka cabbaan togga Burco.
3. Aniga baa kubbadda laaday.
4. Waxa aan arkay biyo badan oo dooxa ordaya.
5. Axmed iyo Geeddi waa saaxiib, shaahana way isku shubaan.

Feegar. (Farta xoodan) Kani waa eygii shalay bisadda diley.

* * *

Erayo cuscusub

geenyo -da sto, märr
hagaajiyaa rättar till
laadaa sparkar
qalad -ka fel
soo saaraa plockar ut
xoodan kurvig, lätt böjd

Casharka 5aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.