Somaliska språket • Af-Soomaaliga

UNIVERSITY COURSES
for English speakers

UNIVERSITETSKURSER
för svensktalande
för somalisktalande

PUBLIKATIONER
Lite om somaliskan
Somalisk minigrammatik
Kort somalisk-svensk ordlista
Lexins elektroniska ordbok
Somali-English-Italian Dict.
Dizionario somalo-italiano
Сомалийско-русский словарь
Qaamuuska Af-Soomaaliga

Kurslitteratur • Courses
Introduktionskurs
Beginning Somali
La soco Af Soomaaliga
Litteratur om somaliskan

Digitalised school books
Fasalka 1aad
Fasalka 2aad
Fasalka 3aad
Fasalka 4aad

OromoSidamoAfar

KONTAKT • CONTACT
mail@morgannilsson.se



Fasalka 3aad • Casharka 5aad

Laylis

Raaci qodob ereyada hoos ku yaalla.
Tusaale: nin → ninka
libaax →
duq →
bilow →
geel →
hal →
cunto →
dannaan →
kayn →
naag →
xaashi →
buur →
dundumo →
il →
ilmo →
waraabe →
macallin →
wiil →
buug →
carab →
arday →

Ereyada hoos ku qoran jamac dhig.
Tusaale: af → afaf
miis →
walaal →
macallin →
faras →
askari →
hooyo →
arday →
wan →
nin →
aabo →
inan →
guulwade →
naag →
wabi →
geel →
bisad →
wiil →
mindi →
kayn →
qalin →

Labalabada eray ee hos ku qoran iskaga dhig eray keliya.
Tusaale: waa + aan → waan
waa + aad →
waa + ay →
waa + uu →
waa + aydin →
waa + aannu →
waa + aynu →
waa + aydin →

Weedhahan hoos ku qoran ku buuxi erayadan:
waxaynu, wuxuu, waxay, waxaydin, waxaad
b) ..... tegayaa dugsiga.
t) ..... tegaysaa dugsiga.
j) ..... tegaynaa dugsiga.
x) ..... tegaysaan dugsiga.
kh) ..... tegayaan dugsiga.

Weedhahan hoos ku qoran ku buuxi falka ku hagaagsan.
b) Anigu salaaddaan tukadaa.
t) Adigu salaaddaad .....
j) Innagu salaaddaan .....
x) Iyagu salaadday .....
kh) Annagu salaaddaan .....
d) Isagu salaadduu .....
r) Canab salaadday .....
s) Cusmaan iyo Cali salaadday .....
sh) Aniga iyo adiga salaaddaan .....
dh) Ardaydani salaadday .....

* * *

Erayo cuscusub

hagaagsan riktig, korrekt
qodob -ka bestämd form
raaciyaa lägger till, bifogar

Casharka 6aad


Sidan är skapad av Morgan Nilsson.